dakanaduugid
(m.f.dh)

eeg dakanaduug². ld dakanaaduug¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakanaduugid

dakanaduug [m.l]
Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.

dakanaduug [m.l]
Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.

dakanaduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Godob dad u dhexaysay baabbi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg