dakane
(m.l)ld dakano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakane ↴
aardoon [m.l]
Qof, qof kale oo dakane ka galay raadinaya. ld aardoonad, aardoonasho, aarsashaddoon.
dakano [m.dh] (-ooyin, m.l)
Godob, utun, dhagar. ld dakane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg