dakar
(m.l) (-rro, m.dh)Xubinta taranka ee ragga; gus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakar ↴
geedakaris [m.l]
1. Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo. 2. Qof yaqaan geedekarisk.
luubaandakar [m.l]
Xabagta mayddiga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg