dakee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-keeyay, -kaysay)

1. Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho. 2. Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakee

dakayn [m.f.dh]
eeg dakee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg