dakhaakhul
(m.l)

Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.

dakhaakhul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ulay, -ushay)

Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakhaakhul

dakhaakhulid [m.f.dh]
eeg dakhaakhul². ld laclacid.

laclac [m.l]
ld dakhaakhul¹.

laclac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld dakhaakhul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg