dakhaakhulid
(m.f.dh)

eeg dakhaakhul². ld laclacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakhaakhulid

dakhaakhul [m.l]
Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.

dakhaakhul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg