dakhar
(m.l)ld daqar¹.
dakhar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-khray, -khartay)ld daqar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakhar ↴
daqar [m.l] (-rro, m.dh)
Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.
daqar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qray, -qartay; -qri)
Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg