dala'
(m.l)ld dhama'¹.
dala'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-l'ay, -la'day; -l'i)ld dhama'².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dala' ↴
dala' [m.l]
ld dhama'¹.
dala' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-l'ay, -la'day; -l'i)
ld dhama'².
dala'sad [m.l]
ld dala'sasho.
dala'sasho [m.f.dh]
eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
dala'si [m.l]
ld dala'sasho.
dala'so [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-'saday, -'satay)
Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
dhama' [m.l]
1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.
dhama' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-m'ay, -ma'day; -m'i)
Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².
dham'id [m.f.dh]
eeg dhama'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg