dala'so
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-'saday, -'satay)Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dala'so ↴
dala'sasho [m.f.dh]
eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
dala'so [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-'saday, -'satay)
Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg