dalaad
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaad

baddalaad [m.dh]
ld beddelid.

daldalaad [m.dh]
ld daldalid.

dalaadala [Falkaab | Adverb]
Si aayar ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg