dalaafid
(m.f.dh)eeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaafid ↴
dalaaf [m.l]
1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.
dalaaf [m.l]
1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.
dalaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg