dalaandal
(m.l)

(daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.

dalaandal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

(daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaandal ↴

dalaandalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Qof la dalaandalay ahaansho.

dalaandalid [m.f.dh]
eeg dalaandal².

dalaandalnaan [m.f.dh]
eeg dalaandalan. ld dalaandalnaansho.

dalaandalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dalaandalnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg