dalaandalid
(m.f.dh)eeg dalaandal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaandalid ↴
dalaandal [m.l]
(daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
dalaandal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
(daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg