dalagle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Nin beerrey ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalagle

dalag [m.l]
Miraha la beerto ee la cuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg