dalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax asqo hayso noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalan ↴
baddalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld beddelan¹.
baddalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld beddelan².
beedalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld beeddalan.
beeddalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax kudmo rabo ahaansho (geenyo). ld beedalan.
dalaandalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Qof la dalaandalay ahaansho.
dalandal [m.l]
1. D. ah: ilmo socod barad. 2. ld dalandalid.
dalandal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Ilmo, socod barasho.
dalandalid [m.f.dh]
eeg dalandal². ld dalandal¹ (2).
dalandool [m.l]
1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.
dal [m.l] (-lal, m.l)
Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
dal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Harag rogob ka gurid.