dalandal
(m.l)

1. D. ah: ilmo socod barad. 2. ld dalandalid.

dalandal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Ilmo, socod barasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalandal

dalandalid [m.f.dh]
eeg dalandal². ld dalandal¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg