dalandoolyo
(m.dh)ld dalandoolli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalandoolyo ↴
dalandoolli [m.dh]
Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
dalandool [m.l]
1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.
dalandool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg