dalankacee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ceeyay, -caysay)

Si celcelis ah u turanturrood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalankacee

dalankacayn [m.f.dh]
eeg dalankacee.

dalankac [m.l]
1. Masiibo. 2. ld dalankicid.

dalankac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Masiibo la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg