dalaw
(m.l)1. ld dalow 1 (3). Baaldi. 2. ld dalaaw¹.
dalaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-laabay, -lawday)ld dalaaw².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaw ↴
abaarikeentay [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Dad aan dhulka ku dhalan oo waa dambe dalaw ku yimid.
dalaaw [m.l]
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw¹ (2).
dalaaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aabay, -awday)
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².
dalawi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: neef geel ah oo caana badan; madi.
dal [m.l] (-lal, m.l)
Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
dal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Harag rogob ka gurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg