daleel
(m.dh)1. Meel bannaan oo aan dugsi lahayn. 2. D. ah: meel cidla'ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daleel ↴
mandaleel [m.l] (-llo, m.dh)
Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
sandaleele [m.l]
Qof hoodaddo sameeya. ld sandameeme.
sandaleelee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof hoodaddeyn.
sandaleeleyn [m.f.dh]
eeg sandaleelee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg