daliiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

1. Caw, maqaar iwm kala jeexid. 2. Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid. 3. Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daliiq

daliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la daliiqay ahaansho.

daliiqid [m.f.dh]
eeg daliiq.

daliiqnaan [m.f.dh]
eeg daliiqan. ld daliiqnaansho.

daliiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daliiqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg