daliiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la daliiqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daliiqan

daliiqnaan [m.f.dh]
eeg daliiqan. ld daliiqnaansho.

daliiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Caw, maqaar iwm kala jeexid. 2. Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid. 3. Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg