dalkujoog
(m.l) (-gyo, m.dh)

Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalkujoog

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg