dallaal
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
dallaal
(m.l) (-llo/-liin, m.dh)1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
dallaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)Dad wax u kala iibin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaal ↴
dallaalid [m.f.dh]
eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
dallaalin [m.dh]
ld dallaallimo.
dallaallimayn [m.f.dh]
eeg dallaallimee.
dallaallimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Meel dallaallimo ka dhigid.
dallaallimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
dallaalnimo [m.dh]
Dallaal ahaansho.
dallaalnimo [m.dh]
Dallaal ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg