dallaallimo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaallimo ↴
dallaalin [m.dh]
ld dallaallimo.
dallaallimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Meel dallaallimo ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg