dallaayad
(m.dh) (-do, ml.)

1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo. 2. Baarashuud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaayad

dallad [m.dh] (-do, m.l)
ld dallaayad (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg