dalow
(m.l) (-wyo, m.dh)

1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.

dalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-laabay, -lawday; -laabi)

Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalow

Dunugle []
eeg qaxooti; dalow. qaxooti, dalow

dalaabid [m.dh]
1. ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid. 2. eeg dalaaw².

dalaw [m.l]
1. ld dalow 1 (3). Baaldi. 2. ld dalaaw¹.

deli [m.l] (-iyo, m.l)
Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow.

khafiyad [m.dh] (-do, m.l)
Garaangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelka korkiisa suran, dalowgana lagu soo jiido.

dal [m.l] (-lal, m.l)
Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.

dal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Harag rogob ka gurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg