dalqamiso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalqamiso

dalqami [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid. 2. Ku d.: si qasab ah cid afka wax uga siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg