dalsan
(m.l)Dhul saac leh oo aan qaniin lahayn; Carrasan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalsan ↴
madalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
madalsanaan [m.f.dh]
eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
madalsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg madalsanow. ld madalsanaan.
madalsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg