damaan
(m.dh)

Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damaan

dabaan [m.dh]
ld damaan.

rahaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg