damaashaadid
(m.f.dh)eeg damaashaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damaashaadid ↴
ciid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Maalin la qaddarinayo u damaashaadid (ummad). ld iid².
dabbaaldeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.
damaashaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.
damaashaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg