dambaab
(m.l)ld dembaab¹.
dambaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld dembaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambaab ↴
dambaabas [m.l]
Sheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.
dambaabas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax xogtooda la ogyahay qarin.
dambaabasad [m.l]
ld dambaabasasho.
dambaabasasho [m.f.dh]
eeg dambaabaso. ld dambaabasad.
dambaabasid [m.f.dh]
eeg dambaabas².
dambaabaso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.
dambaabburo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dhimbilo.
dambaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dembaabi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg