dambasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)Wax dambas marin. ld bambasee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambasee ↴
bambasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
ld dambasee.
dambasayn [m.f.dh]
eeg dambasee. ld bambasayn.
foolkaano-dambaseed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Qurubyo yaryar oo laarfa, oo badanaa leh qaab goobo, kaasoo dibadda u soo tuurtay foolkaano iyadoo dareere ah, adkaanaysana markey soo dhacdo.
dambas [m.l]
1. Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay. 2. D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg