dambasyaal
(m.l) (-llo, m.dh)1. D. ah: dhagax weyn oo dhardhaar laga dhigto. 2. Qori weyn, qallalan oo muddo badan la shidan karo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambasyaal ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg