dambaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Ka d.: wax, wax kale gadaashooda dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambaysii

dambaysiin [m.f.dh]
eeg dambaysii. dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg