damcid
(m.f.dh)eeg damac². ld damac¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damcid ↴
maag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.
damac [m.l]
1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.
hawoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax damcid.
hollo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
U h.: wax samayntooda damcid.
hunguriyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax damcid.
hunguriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U h.: wax damcid (qof).
qasad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-sday, -sadday; -sdi)
1. (f.g) Wax samayntooda damcid. 2. (f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg