damiin
(m.l) (-nno, m.dh)Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
damiin
(m.l)ld dammiin¹.
damiin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)ld dammiin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damiin ↴
damiinad [m.l]
ld dammiinasho.
damiinad [m.dh]
ld dammiinad².
damiinid [m.dh]
ld dammiinid.
damiinnimo [m.dh]
ld dammiinnimo.
damiinnimo [m.dh]
Damiin ahaansho (qof). ld dammiinnimo.
damiino [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
ld dammiino.
dammiin [m.l]
ld damiin.
dami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg