damqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld danaq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damqi ↴
damqid [m.dh]
ld danqid.
damqin [m.dh]
ld danqin.
danaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nqay, -naqday)
Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.
danqid [m.f.dh]
eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.
dhimin [m.dh]
ld damqid.
dam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg