damqo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-qaday, -qatay)

ld danqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damqo

danqo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-qaday, -qatay)
Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.

dam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg