danaani
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.

danaani
(m.l)

1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.

danaani
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nyay, -niday; -nyi)

Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danaani

danaanin [m.f.dh]
eeg danaani. ld danaano.

danaano [m.dh]
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.

danaanyid [m.f.dh]
eeg danaani². ld dannaanniyid.

dannaanni [m.l]
ld danaani¹.

dannaanni [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nyay, -niday; -nyi)
ld danaani².

hiili [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.

qareen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg