danabaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la danabeeyey ahaansho (bir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danabaysan

kaahin-birlabdanabeed [m.dh]
(fiis.) Hirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada danab iyo badada birlabta ee la xiriira. Hirarka kaah birlabdanabeedku uma baahdaan dululaati ay ku dhex baahaan.

danabaysnaan [m.f.dh]
eeg danabaysan. ld danabaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg