dandarro
(m.dh)

Diif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dandarro

dandarraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dandarro hayso ahaansho.

dandarree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Nafley dandarro badid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg