dangiigso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dangiigso

dangiigsasho [m.f.dh]
eeg dangiigso. ld dangiigsad, dangiigsi, dingiigsad, dingiigsasho.

dingiigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dangiigso.

dangiig [m.l]
1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.

dangiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg