dannaanni
(m.l)ld danaani¹.
dannaanni
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nyay, -niday; -nyi)ld danaani².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dannaanni ↴
danaani [m.l]
1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
danaani [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nyay, -niday; -nyi)
Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
danaanyid [m.f.dh]
eeg danaani². ld dannaanniyid.
dannaanniyid [m.dh]
ld danaanyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg