danqaabid
(m.f.dh)eeg danqaab². ld danqaab¹, danqaabo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danqaabid ↴
danqaab [m.l]
Waxyeello. ld danqaabid.
danqaabo [m.dh]
ld danqaabid.
danqaab [m.l]
Waxyeello. ld danqaabid.
danqaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid waxyeello gaarsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg