danseeg
(m.l)Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
danseeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danseeg ↴
danseegid [m.f.dh]
eeg danseeg². ld danseeg¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg