daqar
(m.l) (-rro, m.dh)

Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.

daqar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qray, -qartay; -qri)

Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daqar

dagarasoon [m.l]
ld daqarasoon.

dakhar [m.l]
ld daqar¹.

dakhar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-khray, -khartay)
ld daqar².

daqarasoon [m.l]
Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.

daqarsoon [m.l]
ld daqarasoon.

daqran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).

daqrid [m.f.dh]
eeg daqar². ld dakhrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg