daqay
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-yo, m.dh)Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daqay ↴
dhegsin [m.l]
Muruqyada ku dhegsan garabka iyo daqayaha dhabarka midkood.
dulaandul [m.l] (-llo, m.dh)
Labada muruq ee dhaadheer oo lafdhabarta labadeeda dhan ku kala yaal midkood; daqay.
sadaqayn [m.f.dh]
eeg sadaqee. ld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.
sadaqays [m.l]
ld sadaqayn.
sadaqaysad [m.l]
ld sadaqaysasho.
sadaqaysasho [m.f.dh]
eeg sadaqayso. ld sadaqaysad, sadaqaysi.
sadaqaysi [m.l]
ld sadaqaysasho.
saddaqayn [m.dh]
ld sadaqayn.
saddaqays [m.l]
ld sadaqayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg