daqran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof).

daqran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daqran

dakhran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld daqran¹.

dakhran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld daqran².

dakhranaan [m.dh]
ld daqranaan.

dakhranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daqranaan.

daqramid [m.f.dh]
eeg daqran¹. ld dakhramid.

daqranaan [m.f.dh]
eeg daqran². ld dakhranaan, dakhranaansho, daqranaansho.

daqranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daqranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg