daraasad
(m.dh)

ld daraaso, diraaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daraasad

cilmi [m.l]
(nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.

daraaso [m.dh]
Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.

jeegaan-barasho [m.dh]
(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).

sarfe [m.l]
(nax.) Daraasadda qawaaniinta ku salaysan dhismaha ereyada xagga samay-sankooda iyo xagga isrogroggooda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg